qayaxan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-xmay, -xantay)
Macnaha:
- 1. Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho. 2. Laf wax hilibkii ka dhamaaday noqosho. 3. Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay noqosho.
- 1. Wax diirka sare laga qaaday ahaansho. 2. Laf, wax hilibkii laga guray ahaansho. 3. Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay ahaansho.

