qaybi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dhawr qaybood ka dhigid. 2. Ku q.: hawl, arrin iwm cid kale ku aaddin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur