qayladhaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cilladhaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qayladhaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qayladhaamoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qayladhaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0