qayme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qiime.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qiime

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin. ld qayme, qiimad, qiimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur