qeydinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Ul weyn; siiqe. 2. Ul yar; dhenged.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
siiqeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qayaal, m.l/dh)Macnaha:Ul dheer oo xooggan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhengedQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0