siiqe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Ul dheer oo xooggan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur