qiici

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld qaaci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur