qaacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qaac². ld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qiicidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaacid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qiiqaabidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaacid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qiiqidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaacid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0