qiimeyn

Macnaha:

  1. eeg qiimee

Lamidka: qiimee

qiimee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.