qobtolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.