qobtol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.
  2. Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.