qolfaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Weel gaboobay oo aan la isticmaalin. 2. ld qolfaadid. Cuf la geliyo doonyaha meelaha ay ka dalooshamaan.
- 1. (f.g) Doon dalooshantay cuf gelin. 2. (f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

