qolfaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qolfaad². ld qolfaad¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qolfaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Weel gaboobay oo aan la isticmaalin. 2. ld qolfaadid. Cuf la geliyo doonyaha meelaha ay ka dalooshamaan.
  2. 1. (f.g) Doon dalooshantay cuf gelin. 2. (f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur