qonof
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.
- Qof, qof kale la lagdamaaya lugtiisa lugta qofka kale ku marid si uu u legdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

