qoodowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dabaggaalle; uunrays.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dabaggaalleQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
uunraysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dabagaalle; tukulush.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00