dabaggaalle
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

