qoofalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qoofal². ld qoofal¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoofal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo. 2. ld qoofalid.
  2. Awr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur