qoofal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo. 2. ld qoofalid.
- Awr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

