qoolaaban
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay)
Macnaha:
- 1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay noqosho.
- 1. Bir iwm wax la qaroofay ahaansho. 2. Dab wax la agaasimay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

