qoolaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qoolaaban. ld qoolaabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoolaaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay)

Macnaha:

  1. 1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay noqosho.
  2. 1. Bir iwm wax la qaroofay ahaansho. 2. Dab wax la agaasimay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoolaabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qoolaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur