qoolaawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qoolaab¹.ld qoolaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qoolaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0