qoolley
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

