qoolanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Macnaha:Xarig wax la qoolay noqosho.1. Xarig wax la qoolay ahaansho. 2. U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.