qoolan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)
Macnaha:
- Xarig wax la qoolay noqosho.
- 1. Xarig wax la qoolay ahaansho. 2. U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)
Macnaha: