qooraggooQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)Macnaha:1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0