Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qooraggoo. ld qooraggoys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)
Macnaha:
1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur