qoordiididQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qoordiid². ld qoordiirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qoordiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xiirmo yar oo qadaadka intiisa hoose lagu sameeyo. ld qoordiir¹ (2).U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qoordiiridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qoordiidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0