qoordiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xiirmo yar oo qadaadka intiisa hoose lagu sameeyo. ld qoordiir¹ (2).
  2. U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoordiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Q. ah: haad aan qoorta dhogor ku lahayn. 2. qoordiid¹.
  2. ld qoordiid².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur