qoriqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qoriqaad². ld qorijiidid.

qoriqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.
  2. Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².

qorijiidid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qoriqaadid.