qoriqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.
  2. Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².

qorijiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qoriqaad¹.
  2. ld qoriqaad².