qorisaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm. 2. Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
- 1. Dhismo iwm qori ku dedid. 2. Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

