qorisaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qorisaar². ld qorisaar¹.

qorisaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm. 2. Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
  2. 1. Dhismo iwm qori ku dedid. 2. Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.