Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qorshee. ld qorshe (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-sheeyay, -shaysay)
Macnaha:
Hawl sidii loo qaban lahaa u nidaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur