qorshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo. 2. ld qorshayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qorshayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qorshee. ld qorshe (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur