qotome

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome.