qotomidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qoton². ld qoton¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qotonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.Weel, iwm meel salka ku hayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0