qujee
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-jeeyay, -jaysay)
Macnaha:
- 1. Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo. 2. Meel duleesha wax ku gufayn. 3. Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-jeeyay, -jaysay)
Macnaha: