qunjee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay)

Macnaha:

  1. ld qujee.

qujee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jeeyay, -jaysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo. 2. Meel duleesha wax ku gufayn. 3. Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.