qulbidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qulub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qulubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso. 2. Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.1. (f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid. 2. (f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid. 3. (f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0