qulub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso. 2. Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.
  2. 1. (f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid. 2. (f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid. 3. (f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

l

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (la', laan, laam)

Macnaha:

  1. Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur