quluul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qulul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qulul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.