qummaatidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qummaati².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qummaatiQaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine AdverbMacnaha:1. Si wanaagsan oo hawl loo qabto. 2. Weecweecasho la'aan; toos.Qof tilmaan toosan siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00