qummaatiQaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine AdverbMacnaha:1. Si wanaagsan oo hawl loo qabto. 2. Weecweecasho la'aan; toos.Qof tilmaan toosan siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
toosQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco. 2. ld toosid.1. Nafley hurdo ka kicid. 2. Wax aan qalqalooc lahayn noqosho. 3. Qalad, wanaag ku beddelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00