qummanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qumman4. ld qummanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qumman

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. Jawaan weyn.
  2. (c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
  3. Q. ah: haweeney da'ah oo ganacsi yar sameysa.
  4. Qof aan qaldanayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qummanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qummanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur