qumman
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-no, m.dh)
Macnaha:
- Jawaan weyn.
- (c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
- Q. ah: haweeney da'ah oo ganacsi yar sameysa.
- Qof aan qaldanayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

