qummud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qommod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Harag dab lagu dubay si loo cuno. ld qummud.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur