qommodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Harag dab lagu dubay si loo cuno. ld qummud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qummudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00