qunjuraaf

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay. 2. Hambo. 3. Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.
  2. Xoolo meel unuunufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hambo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto la cunay inta weelka lagu reebo.
  2. Xantoobo cunto ah af ku shubasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur