qunjuraafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qunjuraaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qunjuraafQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay. 2. Hambo. 3. Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.Xoolo meel unuunufid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00