qunyar

Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb

Macnaha:

  1. Q. ama si q. ah: aayar, xasil, tartiib.

si

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyaabo/-iyaalo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.